Dadweynaha Reer Madagascar oo lagu qayaasayo ilaa 10 milyen ayaa lagu wadaa in maanta ay u dareeraan goobaha codbixinta doorashada,si...
Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay'adaha kala duwan...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Ganeva kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo diyaar garowgii u dambeeyey ugu jira munaasabadda Xuska Xilligii la aas-aasay Booliska ayaa maanta dhoola-tus...
Duqa Magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane; Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng; Yariisoow) ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland kula...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) oo la kulmay dhiggiisa Magaalada Geneva ee Dalka...
Shirkaan bilaha ah ee u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka SDRF ee looga hadlo mashaariicda hormarineed ee Soomaaliya ayaa...
Labadii bishan ayaa dowladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey'adda kaalamada...
Boliiska Dalka Talyaaniga ayaa Isniintii Shalay Xabsiga dhigay, Cumar Moshin Ibraahim, oo 20 Jir ah, kana soo jeeda Soomaaliya, markii...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho