Wasiirka Waxbarashada Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa maanta ka qeyb galay xafalad shahaadooyin lagu Guddoonsiyaya...
Kulanka wadatashiga ayaa qeyb ka ah Qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ahmiyad ballaraan u leh dalkeena Soomaaliya, waxaana kulanka ka...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa horgeeyey Golaha Xukuumadda Puntland ee cusub Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka...
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Itoobiya ENA ayaa Wadamada Jabuuti iyo Itoobiya kala saxiixday heshiis ku saabsan dhoofinta Gaaska dabiiciga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada Stockholm...
Tartankaan kubadda Cagtaa oo socday mudo afar asbuuc ah una dhaxeeyay Dugsiyada Sare eek u yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo Caasimadda...
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka Sagaalaadย wareeggiisa kowaad oo lala...
Maamullka Degmada Rabdhuure ayaa sheegay in shacabkii ka soo jeeday deegaankaasi ay xaalad dhibaato ku heysato Degmada Xudur, ayna u...
Wasiirka Maaliyada Dowldda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in hey'adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga...
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho