Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamed Rooble ayaa kormeer howleed ku tegay garoonka diyaaradaha Ugaas...
Al-Shabaab oo sanado badan wada Dagaal ay ku xasuuqeen kumanaan Qof, welina haya isla wadadaas waxaa mudan in aan iswaydiino...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka...
Deegaanka Ceel Huur ee duleedka magalada Muqdisho oo ay ku nool yahiin in ka badan saddex kun oo qoys ayaa...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Aadan Isaaq ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed inay meel...
Wariye Aadan Xaaji Cabdulle (Aadan Sooyaal) oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka gaar ahaan Wakaaladda Wararka SONNA iyo Agaasimihii hore ee...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee ka...
Ciidamada Ammaanka ayaa ku guuleystay inay toogtaan dhagarqabayaashii weeraka soo qaaday ee doonayay inay galaan gudaha Hotelka Saxafi ee magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray dalkan Itoobiya oo ay ka...
Munaasabad lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya ee Suudaan Danire Cabdirisaaq Axmed Shoole ayaa maanta lagu qabtay magaalada Khartuum ee Caasimadda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho