Kulankan qaabilaada oo ay Guddoonka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku qaabileen safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo...
Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo oo ay wehliyaan qaar kamid ah Masuuliyiinta dawladda Soomaaliya...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay Madaxtooyada magaalada Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in uu iska...
-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynaysaa dhacdadii ka dhacday degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir 6dii Nofeembar 2018ka, taas oo ay...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Wasiiro, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Istaraatijiyadda...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan barnaamijka Horumarinta Dawladaha...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah...
Ciidammada ammaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Al-Shabaab xalay ka sameeyeen Tuulada Farsoolay ee Gobalka Shabeellaha. Howlgalkaan...
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/352152578690083/
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho