Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayey Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ka sameeyeen Xaafada kaabo...
Golaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha ka guddoomay Danjiraha Dowladda Finland ay u soo magacawday...
Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka BJFS....
Ciidanka Xoogga dalka ayaa lix maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay tiro kale oo badan ku dhaawacay deegaanka Araara...
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ahaa Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kana mid ah Xildhibaannada Soomaaliya...
Kulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Geedi Socodka Qorshe Howleedka Mudnaanta leh ee Xukumadda Horyaalla ayaa maalintii labaad...
Mas”uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaatay ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu...
SAWIR-QAADE FARXAAN MAASKARO
Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta ka qayb qaadanaya ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho