Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray...
Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ciidamada darawiishta ee Koonfur galbeed ay wadaan qorshe...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta la kulmay Guddiga Garsoorka,...
Kulankan uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaatay xubnaha ka socda golaha naafada qaranka ayaa waxa uu...
Soomaaliya ayaa dhawaan ku biirtay Ururka Comesa, kadib shir ay isugu yimaadeen wadamada ku midaysan ururkaasi, kaasi oo ka dhacay...
HORUDHAC Si kastaba ha ahaatee, horusocodka Soomaaliya iskama iman karo. Awoodda hay’adaha dawladda waa in la xoojiyaa, sidoo kalena waa...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baarsanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo...
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo Ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar...
Wuxuu ka mid ahaa koox Shaqadoon ah oo Wareysi shaqo Nadaaf ah ugashay Shirkadda Microsoft oo laga leeyahay Mareykanka kuna...
Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Afrax, oo ay weheliyaan Agaasimayaal, khubaro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa....
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika. Munaasabadda oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho