Iyaddoo R/wasaare ku xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo si rasmi ah Xalay u furay in Dekadda...
Kulankan oo ay isugu yimaadeen Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaliyeed Gen: Cabdullaahi Xasan Bariise , Saraakiil ka trisan...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo qaar ka mid ah xarumaha degmooyinka kula kulmay...
Ciidamada wada jirka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dar-dar geliyay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee ay...
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa khaarajiyey dhagar qabe kattirsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab, kaasi oo qof...
Wadanka Soomaaliya oo Alle ku manaystay xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, wuxuu leeyahay Dekado dhowr ah oo isugu jira kuwa...
Daah furka Madasha Dhalinyarada iyo Habeenka Muqdisho oo bishiiba mar la qaban doono ayaa ka dhacday xarunta Demada Kaaraan, waxaana...
Raiisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa siweyn uga hadlay ahmiyadda ay leedahay horumarinta dhaqaalaha dalka,isagoo xusay in ka ganacsiga Xoolaha...
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ay wehliyeen Wasiiro iyo Saraakiil ayaa xalay Daah-furay In...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho