Monday, December 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Eng. Yarisow oo xubno ka tirsan Olalaha Isxilqaan ku booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Eng. Yarisow oo xubno ka tirsan Olalaha Isxilqaan ku booqday qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo qaar ka mid ah xarumaha degmooyinka kula kulmay hormuudka xoogagga waddaniyiinta ah ee laga hirgeliyey Gobolka Banaadir ayaa sheegay in bulshada Gobolku ay dhexda u xirteen difaaca iyo dib-u-dhiska.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka go’an tahay xoojinta dhaqdhaqaaqa ku saleysan isxilqaannimada iyo wax-wada-dhiska.

Related posts

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

December 14, 2025

“Is-xilqaamayaashu gacan waxa ay ka qeyb qaadanayaan howlaha bilicda, faya-dhowrka iyo dib-u-dhiska waddooyinka iyo goobaha muhiimka ah, gacanta kalena waxa ay ku difaacayaan dalkooda, iyagoo ka hortagaya qorshe kasta oo argagixisada Alshabaab ay u maleegayaan shacabka.”

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa tilmaamay in la joogteyn doono kormeerrada iyo la socodka arrimaha xoogagga Wadaniyiinta ah ee Is-xilqaan, maadama ay qeyb ka tahay qorshaha Qaran ee dib u dhiska iyo difaaca dalka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, degmooyinka uu kormeerka kadiska ah ku tagay ayaa kala ahaa Xamarweyne, Xamarjajab, Waaberi, Hodon, Howlwadaag iyo Wartanabadda, kuwaas oo dhammaantood ay ku sugnaayeen qaar ka mid ah mutadawiciinta qeybta ka ah olalaha Is-xilqaan.

Previous Post

Ciidanka xoogga Dalka iyo AMISOM oo kordhiyay howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Next Post

Kulan looga hadlayey dar-dar gelinta Howlaha Dekedde Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Kulan looga hadlayey dar-dar gelinta Howlaha Dekedde Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayey dar-dar gelinta Howlaha Dekedde Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Duqa Muqdisho Oo Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kaarka codbixinta doorashada Dowladaha Hoose...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Madaxweynihii Hore Ee Puntland

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, bulshada Puntland iyo guud...

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xarig Jaray Masraxa Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xarig Jaray Masraxa Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qaatay Kaadhka Codbixinta Golaha Deegaanka

December 14, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u qaatay Kaarka codbixinta ee Dooraahada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In