Guddoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan Galaambi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho...
Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa dhalinyaradan waxyaabaha maanka dooriya isticmaalayay oo gaaraya 25 ka aruuriyey Isgoyska Celgaabta iyo Suuqa Xamar wayne,...
Suuqa degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir wuxuu ka mid yahay suuqyada ugu caansan ee ku yaala magaalada muqdisho,waxaana degmada Xamarweyne...
Muqdisho 21-July-2018- Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii uu ku soo...
Aqoor kororsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ah wajigigiisi sedexaad ee...
Iyadoo dalka Itoobiya ay ka socdaan rabshada u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka...
Ciidanka Israel ayaa jimcihii shalay diley afar Falastiiniyiin ah ka dib markii weeraro kala gooni gooni ah ay ku qaadeen...
Muqdisho, July 20, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Allaha u naxariistee waxaa xalay isbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Wariye Yoonis Cali Nuur oo...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho