War ka soobaxay Xukuumadda Riyadh ayaa lagu sheegay in uu geeriyooday Wariye Jamal Khashoggi oo ahaa suxufi u dhashey Sucuudiga,kaasi...
Ciidanka Booliska ee ka howlgala Degmadda Xudur ee Gobolka Bakool ayaaa deegaano hoostaga Degmadaas waxaa ay kasameeyeen Howlgalo ay ku...
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa Kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku...
Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegey iney talaabo cad ka qaaadi dooonaan maleeshiyadka caadeystey iney dhac u geystaan gawaaridda safarka ah...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta gaaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo si weyn...
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarineyso Guddiga Tacliinta...
Guddoomiyaha Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre, ayaa soo dhoweeyay qudbaddii uu Madaxweynaha Dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay...
-Waxaa magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya lagu soo gaba-gabeeyay shir looga hadlayay horumarinta degaanka oo uu soo qaban qaabiyay...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay Magaalada Idlib, ee dhacda Waqooyi galbeed ee Dalka Suuriya u dirtay Shalay oo Khamiis...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho