Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha...
Wasaaradda Maaliyadda ee XFS ayaa wadda dadaalo lagu horumarinayo, islmarkaana lagu saxo nidaamka Maamul-maaliyadeedka Dalka Soomaaliya, kaasi oo ugu horreeyo...
Maamulka Degmadda Buule-Burde ee Gobalka Hiiraan ayaa faahfaahiyay Xafiis Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ay ka hergelisey Degmadaas, kuna tilmaamey tallaabo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhamMeystirneyn ay...
Shirkan oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta qaar kamid ah wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlad goboleed,hay”do caalami ah iyo kuwo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha...
Shirkan oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta qaar kamid ah wasaaradaha heer Federaal iyo heer dowlad goboleed,hay”do caalami ah iyo kuwo...
Dowladaha Kenya iyo Mareynkanka ayaa maalintii shalay oo arbaco ahayd ku baaqay dadaal badan oo lagu doonayo in lagu xasiliyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka ku wargeliyay in kalfadhigii Saddexaad ee...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho