Dowladda Soomaaliya waxa ay ka midย tahayย waddamada xiriirka gaarka ah uu kala dhexeeyo Dalka Turkiga, waxaana sii xoogeysanaya Iskaashiga...
Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay...
Duqaynta ay geesteen Ciidamada Maraykanka ayaa 12-kii bishan ka dhacay deegaan lagu magacaabo Saala-weyn oo u dhaxeysa Degmada Galhareeri iyo...
Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Mudane Cabdifitaax Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka...
Shirkii 5-aad ee Caalamiga ah oo ay yeelanayaan wadamada ku bahoobay Ururka Islaamka ayaa ka socda Magaalada Istanbul ee Dalka...
Bandhigan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah oo lagu qabto Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigaya adeegyada casriga ah...
Shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa ka socda magaalada Khartuum ee dalka Sudaan, waxaana Soomaaliya ku matalaya...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah furay Barnaaijka Waxbarashada dadka Waaweyn ee...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen dadkii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilkii...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Xaaf iyo Wafdi uu hugaaminaayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโadda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho