Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka...
Laba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido...
Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay xubin cusub ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu...
Sanad ka hor 14-kii October waxa ay argagixisada Al-Shabaab xasuuqeen shacab Soomaaliyeed kaddib markii Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Danjire Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu dhagax dhigo xarunta Golaha Murtida iyo...
Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta yeeshaan kulan ay kaga hadlayaaan Hindise Sharciyeedka dadka baayaha gaarka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan xuska Maalinta Calanka oo ku beegay...
Sanad kasta Soomaaliya waxaa laga xusaa maanta oo kale 12-ka October maalinti la hindisay calanka buluuga ah ee Soomaaliya oo...
Ra'iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii booqasho rasmi ah uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho