Waa sii xoogaysanaya Abaabulka ay samaynayaan dadka ku nool deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ay kula dagaalamayaan...
Guddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay...
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur , ayaa sheegtay inay Wasaaraddu ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato...
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa loogu geystay Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe,...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay Ciidamada ammaanka in gacanta ay kusoo dhigeen Afar qof...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay doodii ku saabsaneyd xaalada Amni ee dalka gaar ahaan...
Madaxweyne ku-xggeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo maanta qado sharaf u sameeyey xubnaha ka socday Golaha Aqalka...
Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso diyaarinta hannaanka Qaran ee...
Shirkan oo looga hadlayay tayada qeyraadka badda sida Kalluunka,loona iibgeeyo caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka qeybgaleen...
In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacaday Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho