Hay’adaha ku shaqada leh Tubta Siyaasadda loo dhanyahay iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka ayaa shir wadajir ah oo...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Marwo; Maryan Aweys Jaamac iyo wafdi ballaaran oo ay hoggaamineyso ayaa Maanta gaaray...
Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Dadka degaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaadda Degmada Xarardheere ee Gobolka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay shir soconaya muddo shan casho ah oo looga hadlayo qorshaha horumarinta Caasimadda ee shanta...
Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa deegaan hoos taga degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxay ku dileen Nabadoon si...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada...
Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka...
dar-dar galinta amniga caasimadda ayaa looga hadlayey shirkaan uu Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu la...
Shirkan oo saacada badan qaatay ayay wasiiradda Amniga ee dowlad goboleedyada iyo wasaaradda amniga ee dowladda federaalka waxa ay dood...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...
Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...
Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho