Kulanka 14 aad ee guddiyada joogtada ah golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka,...
ย Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo warbaahinta kula hadlayay Xaunta Tabarka Ciidanka Booliska ee General...
Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee amniga...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu aasay Allaha u naxriistee meydka Taliyihii Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali,...
Allaha u naxriistee Waxaa ย xalay ย Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Nabad galyada Waddooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali, oo mudooyinkii...
Donald Trump Madaxweynaha Trump ayaa kulan la qaadanaya dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, xilli Trump oo ku gudo jiro maalintii...
Kaddib doorashooyinka dowladaha hoose oo ka dhacay Gobollada ย dalka Mareykanka ayaa Gobolka Minnesota waxaa ku tartamayay sagaal qof oo Somali...
Sida ay baahiyeen warbaahinta Kenya Ammaanka gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa si aad ah loo adkeeyay kaddib markii Booliska ay...
Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland Cweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in qodobadii is afgarad ee kasoo baxay shirkii Muqdisho ay ku...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad dhigista Jamhuuriyadda Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee...
Heyโadda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax dhigay xerada cusub ee Ciidanka La dagaallanka Argagixisada...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho