Dhageyso:- Barnaamijka Midnimo oo Todobaadkaan looga hadlay Kaalinta Bahda Fanka ay ka qaadan karaan Isku duubnimada Bulshada
Waxaa maanta Muqdisho lagu qabtay Xaflad lagu caleema saarayay Guddoomiyaha 7-aad iyo labada Gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Dr. Maxamed...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho Qarshe ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ku yeeshay kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 4-aad. Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Wafdigii ka socday Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo diray Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si ay u...
Wafdiga Golaha Aqalka Sare ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliyay ayaa kullan sagootin ah la...
Warbixin ay soo saartay hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) ayay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan 27-ki shuruudood...
Soomaaliya ayaa la sheegay iney buuxisay dhammaan 27-ki shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay Magaalada New...
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka Rod Rosenstein ayaa dafiray wararka sheegayay in uu qorsheeyay in iyadoo dastuurka wadanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho