Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay...
Maxamed Cismaan Yariisow oo ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka warbixiyay Howlgalo ciidammada...
Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa ku sugan magaalaa Geneva ee dalka Switzerland, si loo hubiyo xaaladdiisa caafimaad,sida lagu xaqiijiyay hadal...
Muqdisho, 27ka Ogosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha...
Munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degayey qalin jabinta 308 arday oo dhamaysatay heerka koowaad tacliinta sare ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa...
Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Cali Saciid Faqi ayaa qoraal kooban uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay...
Howlgal qorshaysan oo ay maanta magaalada Muqdisho ka fuliyeen ciidanka ammaanka ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qabtay...
Shaqaalaha tababarka qaadanaya ayaa ka koobnaa 16, iyadoo 7 ka mid ay ahaayeen shaqaalihii ka howgeli jiray Hay’adda Duulista Hawada...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir Guddoominayay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskisa ku qaabilay David William Concar oo ah...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho