Nin heysa dhalasha Britain ayaa Dubai ugu xanniban lacag dhan 46,000 oo ganaax gaari wadid ah Qoyska ninka ayaa sheegay...
Wararka naga soo gaaraya Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyada argagixisada ah halkaasi ay ku xireen...
Muqdisho, Ogoosto 08, 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay...
Maalin ka dib markii Washington ay cunaqabateyn cusub ku soo rogtay Dehran ayay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka cusboonaysiisay dalabkeedi ahaa...
25-kii Bishii July ee sanadkan, Sacuudi Carabiya ayaa joojisay shixnadaheedi shidaalka ee mari jiray marinka Babul Mandab kadib markii maraakiibteeda...
U qeybsanaha Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Qaxootiga Aduunka ayaa Talaadadii shalay aheyd shaaca ka qaaday in lagu guulaystay in 2000...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay xiriirka Dowladaha...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho