Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Lamaane Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriirro kala duwan la leeyihiin Ururka argagixisada...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar ) ayaa ka warbixiyay sida Dowada Soomaaliya ay kaga jawaabtay...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu soo kormeeray Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airpot ee...
Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoysaskii ay ka baxeen Siddeed Askari oo ka tirsanayd...
Aroornimadii saaka ayaa magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay 2 wiil oo dhalinyaro ah,kuwaasi oo la sheegay in ay dhimashadooda sabab...
Guddoomiyaha Degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Saaka Barnaamijka Subax wanaagsan ee ka baxa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta booqasho ugu tagey ciidan loo diyariyey qorshaha xasilinta Amniga...
Muqdisho, 07 Maajo, 2018--Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulkiisu uu...
Guulaha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ah kuwa isbadal wanaagsan uu ku yimid sanadkaan 2018 Xulka qaranka 17-Jirada Soomaaliya oo bilow u...
Wasiirka Cadaladda Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa shir caalami ah oo looga hadlayo horumarka iyo Nabadda wadamada soo koraya...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho