Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u furay qaar ka mid ah maamullada degmooyinka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa...
Ugu yeraam 10 ruux ayaa ku dhimatay dhul gariir xoogan oo ku dhuftay jaziirad caan ku ah dalxiika oo ku...
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay barnaamijka bandhigga Jaamacadaha oo ah madal...
Aqoon isweydaarsigaan ay qabteen Qubarada wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya waxa ay ku soo bandhigeen nidaamyda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaanimayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Asmara halkaas oo ay...
Munaasabadda lagu daah furayay Ururkan ka shaqeenaya Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa ka qeybgalay Wasiiro,xildhibaano,taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Danjiraha Shinaha u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Madaxweynaha iyo...
Muqdisho, Mahad Max’ud Cabdi oo magacyadiisa afgarashada yihiin ( Abtidoon, Abuu-yaasiin) iyo Max’ed Daa’uud Daahir Warsame oo isagana loo yaqaanno (Dr,raage) ...
Ardayda Waxkabarata Jaamacadaha Magaalada Muqdisho ayaa qabsaday Shir Wadatashi ah kaas oo diirada lagu saaray sidda dhalinyaradu uga qeyb qaadan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho