Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo...
Iyadoo lagu guda jiro tdabaal dega todobaadka xoriyadda Soomaaliya maantana ay ku beegantahay 1-da Luulyo oo ah maalintii gobolada Koonfureed...
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxmed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Xorriyadda ee...
–Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii umaddaasi iyo kifaaxii ay u soo gashay...
Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad-gobolleedka Jubbaland ayaa waxaa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Guddiga Madaxa...
Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda...
Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), waxay martigelisay kulankii Shanaad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay kasoo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay isku soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho