Kusimaha madaxweynaah ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Xaflad sogootin ah uu ma’suuliyadda ku wareejinayay ku Xigeenkii 1aad ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Muuse Macallin Maxamed oo...
Munaasabadan lagu maamuusayay Sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii la howl galiyay Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug oo ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta ku guulaystay in Caasha Muuse Yuusuf ku wareejiyo Guri ay ku lahayd degmada Warta Nabada,...
Hay’adda badbaadada dhallaanka ee Save the Children ayaa Isniintii Shalay ahayd sheegtay in ugu yaraan 363 Carruur ah ay ku...
Munaasabdan lagu daahfurayay xarunta cusub ee baxin doonta adeegyada kala duwan ee shirkadda apple stories ee laga hergaliayay Magaalada Muqdisho,Waxaana...
Mareykanka ayaa diyaar u ah in uu ka qeybgalo wadahadallo waan-waan ah oo toos ah oo lala galo kooxda...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada shirka Brussels ee uu furay fadhiga koowaad ee madashada Iskaashiga Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho