Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo...
Shirkaan looga hadlayey siddii ganacsiga Soomaaliyeed kor loogu qaadi lahaa oo uu daah furey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe), Taliyeyaasha ciidanka qalabka sida, Xoghayaha Guddiga Difaaca Golaha Shacabka...
Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Dalka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii...
Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta ku wareejiyey guddiga la socodka dib u eegista...
Kulan looga hadlayey sidda wax looga qaban lahaa Shaqo la’aanta heysa Ardayda kasoo baxday Jaamacadaha Dalka ayaa lagu qabtay magaalada...
Dr. Axmed Maxamed Xasan oo loo yaqaanay Food-Cadde oo mudo dheer ahaa Dhaqtarka ugu wayn Wadnaha ee ka howlgala Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Khudbad ka jeediyay shirka Sideedaad...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo safaro ku tagay Dalalka jabuuti iyo Turkiga ayaa dalka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho