Jeneraal Maxamed Axmed Tareedisho oo ah taliyaha guutada 52 ee Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed kuna sugan Gobalka hiiraan ee bartamaha...
Muqdisho, 16 Maarso 2018--Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay ololaha isku-tashiga...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) iyo Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ee Xukuumada Soomaaliya...
Waxaa soo gabagaboobay kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliyeyaashiisa...
Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Hub ,walxaha qarxa iyo qaar ka mid ah Raggii watay oo la...
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Maanta tababar Caafimaad u furtay qaar ka mid ah Haweenka ka shaqeeya xaruumaha...
Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Malleeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganacsada ee...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan...
Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho