Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) oo ka qeyb galayey munaasabad ay heshiis...
FURITAANKA KALFADHIGA 3-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Mogadishu, 10ka Maarso 2018 Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Golaha Shacabka Soomaaliya Xafiiska Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Gelle Xaaf, ayaa la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug, kana...
Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay...
Kulankii ugu horreeyey Kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha...
Taliska Ururka 60-aad Ciidanka Xoogga Dalka ee ilaalllada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u tacsiyadeeyay Waalidiinta iyo Xaasaskii ay ka geeriyoodeen labo...
Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxaysa Antonio Guterres, ayaa soo dhaweeyay wada hadalladii dhawaan Magaalada Nairobi ku dhex maray...
Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyed ayaa si isku mid ah usoo dhaweyaya go,aankii golaha barlamaanka fedaraaalka soomaaliya ay kagag...
Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cali Xaashi, ayaa ka hadlay shir ku saabsan Kalluumaysiga Soomaaliya oo...
wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska Saadaq C/llahi Cabdi oo wareeysi gar ah siyaay radio muqdisho ayaa sheegay...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho