Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan dhiirrigelin, qado sharaf iyo bogaadin ah oo ku saabsan...
Shirkan oo looga hadlayo horumarinta iyo iskashiga ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee...
Afarta Kooxod ee ugu hooseysa Horyaalka Soomaaliya ayaa galabta Ciyaaray ayado isku waqti ay bilaabatay Ciyaartooda Gadiidka waxay la ciyaartay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Saxaafadda Adduunka waxa uu u diray dhammaan...
Guddoomyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid AUN Cali Ibraahim Maxamed...
Dadkan ayaa waxaa soo Barakiciyey Wabigga Shabeele oo Fatahaad ka geystay Deegaanadii ay Daganaayeen. Intooda badan waxaa ay kayimaadeen Moogaalooyinka...
Sarreeye guuto Saciid Axmed Kediye, Taliyaha Hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D oo wakiil ka ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye...
Soomaaliya waxaa soo maray halyeeyo ka soo muuqday tartamada Caalamka ka dhaca, kuwaasi oo guulo ka soo hooya fagaarayaasha lagu...
Mogadishu, 3 Maajo 2018 – U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ballan qaaday in dalkiisu uu sii wadi doono dadaalada nabad raadinta Gobolka, gaar ahaan...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho