Tababarkaan, ayaa socday muddo Lix maalin ah, iyaddoo lagu baranayey Maamulka, Maareynta, Qorsheynta tayo dhowrka waxbarshada, kaasi oo la siinayay...
Agaasimaha Guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi, ayaa maanta gaaray magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri,...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,halkaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya deegaanada Puntland ayaa hadda gaaray magaalada Carmo waxaana...
Sida ay daabacday Jariirad lagu magacaabo The Indian Express, maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraysa 15 Dhalinyaro ah loona heystay falal burcad...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gaaray magaalada Ankara halkaasoo ay uga qeybgalayaan shirka horumarinta Ganacsiga. R/waaare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalitya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray deegaanka Carmo...
Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u safra magaalada Boosaaso ee xarunta...
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ayaa dhambaal uu ka siday madaxweynaha dalka gaarsiiyey Diiwaan hayaha Amiirka dalkaasi Kuwait Wasiirka wasaaradda Qorsheynta XFS...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho