Guulihii Soomaliya ay ka ka gaartay Hufnaanta Maaliyadda, isla xisaabta iyo kor qaadiida daqliga gudaha si looga cafiyo deymaha balaayiinta...
Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Xaliimo Ibraahim Ismaciil (Xaliimo Yareey) iyo xubno katirsan guddigaasi, ayaa maanta kulan...
Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya...
Mudane Xasan Abshir Maxamed Guddoomiyaha Guddiga SHaqaalah Rayidka Soomaaliyeed oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Ajendaha Golaha waa dhageysiga warbixin ku saabsan Arrinta Xuduuda ee Degmada Baladxaawo iyo Xiritaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Aqalka Sare....
Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa hadda ka socota Muqdisho, iydoo ay ka...
Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka & Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socota Muqdisho. Waxaa ka...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan ayaa maalmahan socdaal ku maraya...
Kulankan oo lagu dhiiri galinayay waxqabadka u qaybsanayaasha wasaaradda waxbarshada u fadhiya dalalka caalamka ayaa waxaa ka soo qeyb galay...
Soomaalida kunool Mareykanka yaa sanadihii ugu dambeyeey waxaa ay dadaal xoogan ugu jireen sidii ay uga soo dhex muuqan lahaayeen...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho