Kulanka guud ee Golaha Shacabka jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya oo uu shir gudoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka, Mudane Maxamed Sheekh...
Kulankan oo ay Mudanayaasha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la yeesheen Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ee xubinta ka ah...
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow, oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa halkaasi kula kulmay...
Xafladan ayaa waxaa lagu maamuusayey Sanadguuradii kasoo wareegatay markii la mideeyay Ciidamada Talyaaniga iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegneyd...
In la yeesho kulamo wadatashi ah ama kuwo xal raadin ah waa sida keliya ee loo wajihi karo khilaaf kasta...
Wixii ka dambeeyey qarixii 14kii bishii October ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, iyo weerarkii 28kii bishaasi lagu qaaday...
Taliyaha qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga dalka Cumar Dheere ayaa wakaalada SONNA u sheegay in Howlgalo ka dhacay Gobolada...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday horjoogihii Daacish...
Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donal Jey Trump oo ku sugan wadanka Japan ayaa waxaa uu si kulul u cambaareyeey weerarkii dad...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay waalidiinta iyo bahda waxbarashada, in ay hakisay...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda ee u tartamaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho