Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaadday inay Ciidankeedu dileen Shan ka mid ah Maleeshiyada Al-Shabaab, markii ay weerar ku qaadeen Keymaha...
Daahir Aamiin jeesow oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Xubina ka ah Guddiga Amniga Baarlamaanka oo la...
Gobolka California ee Dalka Mareykanka ayaa lagu so warramaya in ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen dab xoog leh...
Kulanka furitaankiisa waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Dalka Sahraawi,gudgoomiyaha baarlamaanka ee dalka Chad,Wefdi ka socoda Soomaaliya Wasiirka Arrimaha dibadda ee...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada kulanka uu maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya la qaatay...
Hogaanka caafimaadka Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta lagu wareejiyay deeq daawo iyo qalab caafimaad oo loogu talagalay Isbitaalka Xoogga. Deeqdan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kulan qado sharaf ah la yeeshey xubno ka socoda...
Munasabadaan oo lagu xusayey 55 sano guuradii ka soo wareegtay markii dalka Uganda uu ka xoroobey gumeystihii Ingiriiska ayaa maanta...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka ayaa kormeeray ciidamo ku sugan deegaanka Bariire Ujeedka socdaalka Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay waalidiinta iyo bahda waxbarashada, in ay hakisay...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada siyaasadda ee u tartamaya...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye waxaa haatan ka socda munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska, waxaana goobta ku...
RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho