Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay Antonio Guiteras ayaa u magacaabay dalka Yeman Ergay gaar ah oo cusub oo bedelaya ergaygii...
Saraakaall u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari xamuul oo siday waxyaabaha qarxa iyo hub...
Ciidamada Ammaanka Dalka Jarmalka ayaa qabtay Muwaadin Soomaali ah oo looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay argagixisada Alshabaab....
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay xaalad deg deg ah ku soo rogeen dalkaasi,maalin kaddib...
Magaalada Miniyaabulis ee Dalka maraykanka ayaa xalay waxaa lagu qabtay kulan lagu taageerayay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Dagaalka kula...
Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka...
Xaflad Cashaa oo lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigaa ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xalay...
Sheekh Abuubakar Bashiir Cabdullaahi La-taliyaha Madaxweeynaha Soomaaliya ee Diinta iyo wafdiga uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho