Xiritaanka tababar socday 5 maalmmood oo lagu baranayay hanaanka sharci qorista iyo farsamooyin kale oo muhuiim ah oo ku saabsan...
Kulankan ay wada qaateen gudoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane cabdi xaashi cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah...
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiyaha ayaa sheegaya inuu iscasilay rai'sul wasaaraha wadankaas. Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda ayaa sheecisay in...
Munaasabad loogu Dabaaldageyay Sanadguuradii 58-aad ee Ka soo Wareegtay Aas aaska Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka,islmarkaan ay ka qeyba galeen...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa maanta dhagax-dhigay MCH ka degmada...
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalaad Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland...
Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka soconaysa magaalada...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgal lagu sifeynayo Kooxda Nabadiidka ee Al-Shabaab ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa xalay khudbad Qaran uu ka...
Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib marlii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho