Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga ee shalay Al-shabaab kala wareegeay degaanka Baladul-Amiin oo hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha...
Guddiga gurmadka Qaran ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay magacawnaayeen iyagoo soo bandhigay baaxadda qasaaraha ka dhashay...
Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa maanta ka soconaya gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada...
Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay awaamiir cusub oo lgu xoojinayo ammaanka magaalada Muqdisho....
R/wasaaraha xukuumadda Federaalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay kormeeray baraha ciidamada xasilinta ee caasimadda Muqdisho. Wuxuu ku boorriyay ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad...
Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah culimada sida weyn looga ixtiraamo Guud ahaan Soomaaliya ayaa caawa wareysi uu...
Kooxda khawaariijta ah ee Al-Shabaab waxa ay utaagan yihiin dhibaataynta iyo daadinta diigga dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyaga oo aan u...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa AMISOM ayaa hawlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan Gobalka Hiiran....
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka Soomaaliiya Eng, Cabdirahman Cumar Cisman (Yariisow) ayaa maanta Daah furay Mashruuc Qaliin...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho