Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Yurub ee ka howlgala Soomaaliya ayaa maanta qalab ciidan waxa ay...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xerada tababarka ciidanka Xoogga Dalka ee laga hirgeliyay duleedka Muqdisho, kaasi...
Kismaayo, 30, Sep, 2017. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan aan caadi ahayn...
Muqdisho, September 28, 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri...
Tababarkaan oo ahaa mid xirfado dhanka shaqada la xiriirta, isla markaana si lacag la aan ah loogu barayay muddo lix...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta tababarka ciidanka...
In ka badan 1400 caruurta rohingaha ah ayaa ka talaabay xadka dalka Bangaladesh,kuwaas oo ka cararayey xasuuqa dawladda Burma ku...
Dowladda Qadar ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay dib u cusboonsiin doonto is garab istaagga shacabiga iyo xukuumadda...
Kulankan lagu soo dhaweynayay Culimada kala ah, Sheekh bashiir Salaad oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Maxamuud ciise, Maamulaha...
Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada baydhao ee xaruunta Gobolka Bay Waxaana kujira Boqolaal Qoys oo Dhawaan ka...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho