Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta si wada jir ah Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya (Generaal Kaahiye)...
Madaxweyne Ku Xigeenka Labaad ee Maamul Goboledka Jubbaland oo ay Wehlinayaan Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Lataliyaha Madaxweynaha Jubbaland dhanka Xiriirka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo howlo shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulamo kale...
Todobo Qof ayaa ku dhimatay 6 qofna way ku dhaawacmeen Qarax galabta ka dhacay Degmadda Xamar weyne ee Gobolka Banaadir,...
Maalinta ololaha nadaafadda ee la qabto khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey R/wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyay,...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa markii ugu horreeysay furay diiwan galinta KMG ah ee Xisbiyada siyaasadda dalka. Guddiga...
Raashin gargaar ah ayaa loo qeybiyay dad danyar ah oo ku tabaaleeysan xerooyinka loo yaqaano Kaamamka ee ku yaala magaalada...
Kooxda Daacish ayaa sheegtay mas’uuiyada weerar lagu qaaday Ciidamo Ciraaqiyiin ah oo ku sugnaa Gobolka Anbar ee dalkaasi. War qoraal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo safar shaqo ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa la kulmay Boqor...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho