Wasaaradda Cadaaladda ayaa maanata Magaaladda Muqdisho ka Furtay Shir Socon doono Seddex Cesho oo looga Hadlayey Sidii loo Hormarin lahaa...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay gudi uu dhawaan u magacaabay in ay soo daraaseeyaan Go’aan...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka howlgala deegaano hoos yimada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa burburiyay saldhigyo Al-shabaab...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa la fileyaa in uu ku dhawaaqo sharciyo cusub oo xadidaya soo galidda dalkaas kuwaas...
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Safarka uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Xogahaya guud ee Qaramada Midoobey...
Shilkan gari oo ka dhacay aroornimadii saaka ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa ka...
Kulankani oo ujeedkiisu ahaa sidii loo sugi lahaa guud ahaan ammaanka Dalka Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin katirsan Dowladda...
Dalka jarmalka ayaa maanta waxaa ka dhacaysa codaynta doorashada guud, iyadoo xisbiyada siyaasaddu ay loolamayaan hogaanka dalka. Hogaamiyaha Jarmalka...
Habeenkii xalay ayad ayaa Diyaaradaha nuuca dagaalka ee bamka xambaara ee uu leeyahay Maraykanku waxay dulmareen meel u dhow Xeebaha...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho