Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa bogaadiyay hawlgallo gaar ah oo ciidamada Booliska Jubbaland ay ku soo...
Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado halkaasi...
Wararka ka imaanaya Degaanka Basra ee Gobolka Shabellaha Dhexe una dhexeeya Degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan labada...
Dalkaan dhib badan ayuu soo maray 27-kii sano ee la soo dhaafay, kaasoo gaarsiiyay meesha uu hadda taagan yahay, waxaana...
Janaraal C/weli Jaamaca Xuseen (Gorod) Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday Isbitalka Martiine ee Magaalada...
Warkan ka soo baxay Xoghaya arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa looga digay dalalka dariska la ah Lubnaan inaysan...
Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Norway ayaa ururiyay Dhaqaqaale lacageed oo gaaraya 1.090.574 kun oo Norwegian ah una ddhiganta 128.162 kun...
Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Masโuuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Adan, Guddoomiyah Baarlamanka Koonfur Galbeed iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka...
Wasaaradda Gadiidka, Cirka iyo Dhulka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in la darย dar galin doono howlaha shaqo ee garoomada...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho