Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kormeer ku tegay garoonka Diyaaradaha ee magaalada...
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan Haybe oo ku sugan Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxaa uu...
Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho waxa uu bulshada inteeda badan ku reebay uurkutaalo, waxaana uu sababay in qoysas badan...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa maant gaaray deegaanada Mareerey,Sabiible iyo Caanoole halkaasi oo ay...
Qoyska Hooyo Xakiimo Cismaan Jimcaale waxaa Qaraxii Isgoyska 14-ka Oktoobar Ex-Zoobe uga dhintay Wiilkeeda Cali Daahir Kulane, Cali wuxuu Yaanyo...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Balcad, ayadoo wareegta uu soo ...
Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya...
Kumanaan qof ayaa maanta salaaddi Jimcaha kaddib isugu yimid goobtii masiibada weyn ka dhacday 14 October Maalintii Sabtida, kadibna waxa...
Labo Diyaaradood oo siday sideed tan oo dawo ah iyo dhakhaatiir kana timid dowladda Ethiopia ayaa maanta soo gaaray magaalada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho