R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa shaaciyay in shirka ugu horeeya ee golaha Wasiirrada lagu qaban doono...
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo wafti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku joogo magaalada Baydhabo ee Maamulka...
Gudoomiyaha Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane ayaa sheegay In Dad dhawaan lagu Dilay Deegaan Hoos yimaada Maxaas ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Saraakiil Sare oo katirsan Wasaaradda ayaa maanta...
Muqdisho, 9 July 2017 – Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka Marwo Deeqa Yaasiin, ayaa maanta daahfurtay billowgii nidaamkii lagu...
Muqdisho, 9 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi maamula sanduuqa taakulaynta ciidamada. Sanduuqaan oo...
Muqdisho, 09 July 2017....Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeyb qaatay barnaamij lagu taageereyey Ciidanka Qaranka oo...
Shirweynaha CAFIS oo muddo 2 maalmood ah 5-6 July, 2017 ka socday magaalada Turku ee dalka Finland ayaa waxaa...
Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya 08 Luuliyo 2017 Bismillaahi...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Furitaanka Ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho