Hey’adda Tayo Dhowrka oo kaashanaysa Booliska iyo Xeer illaalinta Qaranka ayaa degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay. Rashiinkaan oo...
Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka...
Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka...
Waxa maanta shir muhiim ah uu uga furmay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga, Wasaaradda Maaliyadda XFS oo hoggaan u ah...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New...
Ku-simaha Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dr Maryan Maxamed Xuseen ayaa maanta Isbitaalka Danta guud ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Dugsiga Turkish Maarif (Ex- School-kii...
Mhiimadda Gacanka Cadan muxuu yahay? Gacanka Cadan waxaa wadaaga seddex dal, jabuuti dhanka Bari, Yemen dhanka waqooyi iyo Soomaaliya dhanka...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka bakool oo saaka howlgal ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km...
Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquul Insaanka XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamacoo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka waramay...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho