Muqdisho, 20 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Qaraxa ka dhacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, oo kooxaha Argagixisada ah...
Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka Benaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay. Qaraxaan...
Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa maanta waxaa furay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ka danbeyso xiritaanka qaar ka mid ah jidcadayaasha...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta dhagax dhigay dayactir balaaran oo lagu samaynayo 5 km...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Muqdisho, 19 June 2017 - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho