https://www.youtube.com/watch?v=K-kEhju-3hs
Si aad uga Faaideysato Ku Dhufo Linkiga Hoose kadibna raac tilmaamaha uu ku siinaayo Chevening advert (1)
Ujeedada kulanka ayaa aheyd in guddiga golaha shacabka u qaabilsan arrimaha amniga ay su'aalo weydiiyaan wasiirka amniga iyo taliyaha ciidanka...
Mudane Xasan Cali KHayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho kula kulmay guddigga la socodka iyo dib u...
Maleeshiyaad ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa xalay, qof rayid ah waxaa ay ku gowraceen deegaanka Celemow oo qiyaastii 22-KM u...
Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxuuna...
Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Gobolka mudug ee bartamaha Dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/laahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hogaaminayeyoo maalmaaanba ku sugnaa gobolka Hiiraan ayaa sheegay...
Maamulka Gobolka Galguduud ayaa sheegay in looga baahan yahay qeybaha kala duwan ee bulshada kuna nool Gobolka galguduud ee bartamaha...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xaamud Cali Xasan oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho