Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka. Bandhigga Saxiixa Sharcigan ayaa lagu qabtay xarunta...
50 ruux ayaa ku dhimatay , 200 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii nin hubeysan uu rasaas ooda uga...
Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland ayaa ka daah-furay Shir heer Qaran ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Shirkaasi ayaa...
Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 October 2017 magaalada Boosaaso xadhiga...
Caasimadda dalka Sudan ee Khartuum ayaa la qorsheynayaa in lagu qabto kulan looga hadlayo qadiyadaha amniga iyo deganaashaha wadamada Geeska...
Munaasabad Ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ayaa lagu soo dhaweeyey Wafdi isugu...
Tababarkan oo socon doono Mudo dhoor maalin aha ayaa waxaa Ka qeyb galiyaasha lagu baridoona Casharo Laxariira Dastuurka iyo Qorshaha...
Kooxda Baambeyda oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ay qabtaan shaqooyin aad u muhiim ugu ah Qaranka Soomaaliyeed,...
Dadka ku nool Gobolka Catalonia ee Dalka Spain ayaa inta badan haa u codeeyey aftidii la qabtay, iyadoo dhanka kale...
Ciidanka xasilinta amniga caasimadda, ayaa xalay howlgal amni sugid ah, waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho