Munaasabadan deeqda lacagta ah lagu guddoonsiinayay Wakiilo Maamulka degmada Balcad u qaabilsan dhanka abaaraha, isla markaana ay soo dhiibeen Jaaliyadda...
Dadweyne aad u farabadan ayaa saaka isugu soo baxay waddooyinka waaweeyn ee magaalada Muqdisho kuwaasoo taageerayay go'aanka maxkamadda caalamiga ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho wax yar kaddib marki uu soo baxay go'aanka...
Kooxo burcad South Africaan ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan...
Rai’isul Wasaarahaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ku...
Xaakimyada maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobeey ayaa go'aan ku gaaray inay dhageysan karaan dacwadda ku saabsan murankaa badda ee u...
Sideed musharax oo ka mid ah 24-ka Musharax ee u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa...
Munaasabad lagu maamuusayay furitaanka tartan aqooneedka dugsiyada sare ee mu'asasada Maka Almukarama ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladdi furitaanka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, iyo dhammaan masuuliyiinta iyo howl-wadeennada Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka, waxay tacsi...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qayb galay Shirkii 2-aad ee Madasha Horumarinta Dekedaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha 2-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho