Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Maalim Fiqi, ayaa galabta oo Arbaco ah ka qayb galay xafladda furitaanka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay Hay’addaha WFP iyo NRC oo uu...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay shirka erey bixinta Af-Soomaaliga ee Tiknoolajiyadda....
Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha beni'aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka ee Aqalka Sare, oo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa xafiiskooda maanta kulan...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka wakiilka Xoghayaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macalin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Prof. Ahmed Isma’il iyo Prof. Mohamed...
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo booqatay hoyga ay taalo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Daa’uud Aways Jaamac oo tagay hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha u...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho