Xafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee...
Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku...
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen maleeshiyadka Al-shabaab ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka...
Magaalada Baydhabo waxaa laga bilaabay afurinta dadka danta yar ee ku sugan magaalada kuwasoo kasoo barakacay qaybo ka mid ah...
Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar u ah dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socota qaban qaabada xafadda caleemo saarka Madaxweynaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Daawadayaasha Telefishinka Qaranka iyo dhageysteyaasha Radio Muqdisho, ayaa si weyn u boggaadiyey oo soo dhoweeyey nidaamka loo qaabeeyey tartan cimiyeedka...
Muqdisho, 28 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay...
Saddex Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, markii uu Nin Hubeysan Rasaas ku furay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho