Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada...
Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah. Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee...
Iyadoo maalintii shalay madaxda sare ee Dalka ay ku howlanaayeen Nadaafadda magaalada ayaa olole midkaas la mid ah waxa uu...
Muqdisho 26 May 2017 - Wasiirka Wasaarada Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa...
Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa caawa noqonaysa habeenkii ugu horeeyey dhalashadeeda sannadkan, iyada oo laga arkay meelo badan oo ka...
Mashruucan afurinta ee bisha Ramadaan waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Warfaafinta, Awqaafta, Gargaarta iyo qaar ka mid ah Hay'adaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Sharqul Awsad, ee kasoo baxa Magaalada London,...
Waxaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda ka furmay wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta...
Waxaa goordhow Dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigii wasiirrada ahaa ee ...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho