Pakistan ayaa billowday in ay baarto wixii dhaliyey booyad shidaal oo dhawaan ku qaraxday magaalada bariga ku taalla ee Baxwalbuur...
Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominaayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo. Shirkaan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisoow) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho...
Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayuu...
Barnaamijka Madasha Dhalinyarada oo ka baxa galab walba Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Wadajirka Dhalinyarada Soomaaliyeed...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo Soomaaliya ugu qeybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa kulan la...
Wararka aan ka helayno Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mid ah Maxaabiista Xabsiga ku...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale,...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka ethiopia kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Siishalis. Mudane Xasan Cali Khayre...
RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...
RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho