Dagaal u dhexeeya ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Argagixisada Alshabaab ayaa saaka waaberigii...
Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka dowlada goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan xobno ka tirsan Labada gole ee maamulka ayaa...
Mogadishu, 02 September 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii...
Dadkan ka faa’iideystay hilibka Udxiyada oo ay ugu deeqday hey’ada bisha cas ee Imaaraatka Carabta ayaa kamid ahaa dadka degan...
Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka waxaa si wadajir ah looga tukaday Salaada Ciidul-Adxaa oo ahayd munasabad qiima weyn...
Biyo la,aan Baahsan ayaa waxaa ay ka jirtaa Degmada Ceel barde ee Gobolka Bakool ka mid ah deegaanada hoos yimaada...
Go’aankani oo ka soo baxay Maxakamada Federaali ah ee dalka Mareykanka ayaa farxadgeliyay muwaadiniinta wadamo Soomaaliya ay kujirto’kuwaasi oo madaxweyne...
Magaalada Pretoria ee caasimada dalka South Africa xaafada ay Soomaalida ka dagan yihiin waxaa saakay isugu soo baxayay boqolaal dadweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo qeyb ka mid ah maalintiisa Ciidda la qaatay lana qadadeeyay Cudubyo...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada sida looga ciiday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho